Skip Navigation
The Endowment for Human Development
The Endowment for Human Development
Improving lifelong health one pregnancy at a time.
Donate Now Get Free Videos

Movie Theater

DNA


From The Biology of Prenatal Development.Buy Now

Script: 46da kromosoom ee saygood-ka waxay mettelayaan sameyska koowaad u gaarkaa naqshad fireedda aasaasiga oo dhammeystiran ee ruuxa cusub. Qorshaha weyn wuxu ku jiraa moleekule-yaal si adag isugu-marooqsan la yiraahdo DNA. Waxay wadaan tilmaamaha koritaanka ee dhammaan jirka.

Moleekuleyaasha DNA-ga waxay u egyihiin jaranjaro marooqsan loo yaqaan galool lammaanan. Marooqyada jaranjarada waxay ka sameysan yihiin moleekule lammaanane ah, ama salal,lagu magacaabo gu'anayn, saytosayn, adenayn, iyo thaymiin.

Gu'anayn waxay ku lammaansantaa saytosayn oo keliya, adenayn-na thaymiin.

All ages referenced to fertilization, not last menstrual period.
See Snapshots   |   Log in to create a playlist
Firm Hand Grasp
Firm Hand Grasp
Ready for Birth
Ready for Birth
DNA
DNA
To the Earth and Back
To the Earth and Back
Fertilization 1
Fertilization 1
Fertilization 2
Fertilization 2
Free resources and training for educators
Help give babies a healthy start and a healthy future. Donate now.


Add a Comment

Your Name: Log In 3rd-party login: Facebook     Google     Yahoo

Comment: