| ||
Script: Min kulanka unugyada labka iyo dhiddigga illaa dhalashada iya ka shishe, koritaanka benii aadamku waa firfircoon yahay, waa isdabajoog waana iskudhaf adag. Waxyaabo cusub oo laga ogaaday hawlgalkaan cajiibka leh waxay si istaraysa u muujinayaan muhiimadda saameynta koridda uurjiifku ku yeelaneyso caafimaadka nolosha oo dhan. Sida fahamkeenna koritaanka hore ee benii aadamka u sii horumarayo, sidaa si le'eg ayay u horumari doontaa kartideenna inan sare u qaadno caafimaadka dhalashada kahor iyo kadibba. | ||
All ages referenced to fertilization, not last menstrual period. |