WEBVTT 00:00.000 --> 00:08.867 8 BILOOD 00:12.333 --> 00:14.700 Taqriiban usbuuca 32da, 00:14.733 --> 00:16.167 Alfiyoli run ah, 00:16.200 --> 00:18.100 ama unugyo hawo "ka buuxdo" , 00:18.133 --> 00:21.233 ayaa bilaabmaya inay ku sameysmaan sanbabada. 00:21.267 --> 00:26.733 Waxay sii wadi doonaan inay sameysmaan illaa 8 sano dhalashada kadib.