WEBVTT 00:00.900 --> 00:03.533 Uurjiifka oo la kulma walaxyo kala duwan 00:03.567 --> 00:07.933 waxay u egtahay inay saameyso kala doorbidid dhadhamo. 00:07.967 --> 00:11.800 Tusaale, uurjiifyo hooyadood cuni jirtay anise, 00:11.833 --> 00:14.700 walaxa siiya likorays dhadhankeeda, 00:14.733 --> 00:19.033 waxay mujiiyeen doorbidid anise dhalashada kadib. 00:19.067 --> 00:22.067 Hadda-dhaleyga aan hore ula kulmin ma jecla anise.