WEBVTT 00:00.000 --> 00:01.233 Inkastoo jinsigu ku qeexan yahay 00:01.267 --> 00:02.533 kulanka unugyada labka iyo dheddiga, 00:02.567 --> 00:04.600 xubnaha jinsiga haatan 00:04.633 --> 00:05.800 waxa loo kala sooci karaa 00:05.833 --> 00:07.167 lab ama dheddig ahaan.