WEBVTT 00:00.000 --> 00:09.767 3 BILOOD 00:12.1000 --> 00:15.767 Usbuucyada 11ka iyo 12ka dhexdooda, 00:15.800 --> 00:18.667 miisaanku uurjiifku wuxu kordhaa 60% ku dhawaad. 00:22.700 --> 00:25.733 Laba iyo toban usbuuc waa astaanta dhammaadka saddex daloolka, 00:25.767 --> 00:27.833 ama saddex-biloodlaha koowaad ee uurka.